JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Address: Tell. 528866 / ucid2018@gmail.com /Area sha’aab koodbuur District.
Ref/UCID/XDH/338/2017 Date: 25/09/2017
Ujeedo:Xil kaqaadis
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Md:Ismaaciil Cabdi Daahir
Waxa uu maanta oo ay tariikhdu tahay 25/09/2017 Xil ka qaadis ku sameeyay Xubnahan Hoos ku qoran.
Isaga oo tixraacaya warqadaha sumadoodu kala yihin UCID/XGW/134/2017, UCID/XGT/022/2017 ee ay maamulada Gobolada Awdal iyo Togdheer ee ay usoo gudbiyeen Gudida anshaxa ee Xisbiga UCID .
Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga UCID
Xoghayaha Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID
Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID
Xoghayaha Maaliyada Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID
Xoghayaha wacyigalinta Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID
Guddoomiye Ku-Xigeenka Garabka dhalinyarada ee Xisbiga UCID
Guddoomiyaha Garasbka Dhalinyarada Gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID
Xoghayaha Maaliyada gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID
Xidhiidhiyaha Garabka dhaliyarada gobolka togdheer ee Xisbiga UCID
Guddoomiyaha Garabka Dhaliyarada Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID
ALLAA MAHAD LEH
Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID
Md:Ismaaciil Cabdi Daahir ___________