Home Wararka Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Xoghayaha Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ee Xisbiga...

Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Xoghayaha Ganacsiga Iyo Maalgashiga Ee Xisbiga Oo Adeerkii Geeriyooday .

16
0

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Ref/UCID/XDH/160/2016                                                                        19/09/2016

Ujeedo/Tacsi Tiiraanyo Leh

Hogaanka Sare Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID, G Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Xoghayaha Ganacsiga Iyo Maal-gashiga Xisbiga UCID Md: RASHIID CABDI-LAAHI MACALIN oo ay uga Tacsiyaynayaan Adeerkii Ganacsade Marxuum Abdilaahi Warsame Ciise oo Shalay ku Geeriyooday Dalka UK

Inaa-Lilaahi-Wa-Inaa-ilayhi-RaajicuuN

Waxaana aanu Allah Uga Baryaynaa Inuu Janatul-Fardawsa Ka Waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiqana ka Siiyo Ehliyadii,Qaraabadii iyo Qoyskii uu Marxuumku ka Baxayba

Amiiiiin   Amiiiin    Amiiiin

Xoghayaha War-Faafinta Xisbiga UCID

Md: Yusuf Kayse Cabdi-Laahi

————

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here