Home Wararka Xisbiga UCID Oo Saaka Bilaabay Qaybinta Kaadhka Golaha Dhexe Ee Xisbiga

Xisbiga UCID Oo Saaka Bilaabay Qaybinta Kaadhka Golaha Dhexe Ee Xisbiga

12
0

Xisbiga UCID Oo Saaka Bilaabay Qaybinta Kaadhka Golaha Dhexe Ee Xisbiga

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta bilaabay qaybinta kaadhadhka lagaga qayb galayo shirwaynaha Toddobaad ee Xisbiga UCID oo lagu wado in uu ka dhaco magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer 28-ka bishan.

Qaybinta ayaa si habsami ah uga socota xarunta dhexe ee Xisbiga UCID ee magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here