Home Wararka Xisbiga UCID Oo Curashada Bisha Ramadaan Awgeed Hambalyo U Diray Shacbiga Reer...

Xisbiga UCID Oo Curashada Bisha Ramadaan Awgeed Hambalyo U Diray Shacbiga Reer Somaliland .

21
0

Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid, Guddida Fulinta iyo Golaha Dhexe Waxay Hambalyo ku Aadan Curasahda Bisha Barkaysan Ee Ramadaan U Dirayaan Umadda Islaamka Ah Gaar ahaan Shacbiga Reer Somaliland .

Xisbiga UCID waxaa shacbiga Reer Somaliland ugu baaqay in ay bishan ka faa’idaystaan oo ay badiyaan cibaadada iyo Alle ka cabsiga .

Waxaanay Shacbiga Reer Somaliland Ugu duceeyeen in Bishan Bisheeda ilaahay ku gaadhsiiyo Bash-bash, Barwaaqo iyo Acmaal Suubaan .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here