Home Wararka Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada...

Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba

17
0

Xisbiga Ucid Oo Baaq Ka Soo Saaray DhibaatadaTahriibka Fariina U Diray Xukuumada Iyo Haldoorka Bulshada, Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba

 

Hargeysa(UCID-Media Group):-Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa baaq ka soo saaray  aafada balaaddhan ee samaynta ku yeelatay dhalinyarada somaliland ee Tahriibka.
Soo Jeediyay In Loo Aqoonsado 17 April Maalinta Aafada Tahriibta Somaliland Sanad Walba.

Baaqa uu xisbiga Ucid soo saaray oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa u dhignaa sidan :-baaq 1baaq 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here