Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Goobo Muhiima Oo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Goobo Muhiima Oo Ku Yaal  Berbera.

11
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Goobo Muhiima Oo Ku Yaal  Berbera.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday Goobo kala duwan, sida Library-ga Berbera, Kulliyadda Farsamada Gacanta, Xaafado ay Dawladda Hoose ee Berbera ay dajjiyeen Danyar kala duwan, waxaanu indhihiisa ku soo arkay wax-qabad-ka Dawladda Hoose Ee Berbera.
Gudoomiyaha ayaa u riyaaqay Wax-qabad-ka miisaan-ka leh ee Dawaldda Hoose Ee Berbera ka hirgalisay Magaalada Berbera, waxaanu maayiradda Dalka ugu baaqay in ay ku daydaan Maayir-ka Berbera oo uu ku tilmaamay Tusaale-wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here