Home Wararka Xisbiga Ucid ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi, xoog kaga qaaday dadkii...

Xisbiga Ucid ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi, xoog kaga qaaday dadkii lahaa

20
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Ucid ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi, xoog kaga qaaday dadkii lahaa dhulka ay ka dhisayso madaxtooyada cusub.

Xogayaha Arimaha Guddaha Xisbiga Ucid Mahamud Ramaax ayaa sheegay in arrintaasi uu mas’uul ka yahay madaxweyne Muuse Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here