Home Wararka Xaflada shaacinta murashaxiinta Xisbiga Ucid ee golaha wakiilada ee gobolka Maroodijeex...

Xaflada shaacinta murashaxiinta Xisbiga Ucid ee golaha wakiilada ee gobolka Maroodijeex Abdinasir Yussuf Osman iyo golaha deegaankanka caasimada Hargeysa Siciid Cabdisamad Cudhay

13
0

Xaflada shaacinta murashaxiinta Xisbiga Ucid ee golaha wakiilada ee gobolka Maroodijeex Abdinasir Yussuf Osman iyo golaha deegaankanka caasimada Hargeysa Siciid Cabdisamad Cudhay

Hargeisa (UCID-Media Group) – Xisbiga Ucid ayaa maanta shaaciyay laba murashax oo uga qayb geli doona doorashooyinka goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka Somaliland ee loo Mundesley 31 may 2021.

Munaasibad balaadhan oo ay ay ka soo qayb gaaleen galeen Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid Saed Omar ,Xoghayaha wax barashada #Abshir_Axmed_Xasan, Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Kayse Guuxaa, Xoghayaha Xidhiidhka gobollada iyodegmooyinka Abdiqani Ibrahim Salaf,Madaxda Xisbiga Ucid ee Gobolka Maroodijeex, Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir Suldaan Cabdillaahi, Madax dhaqameed, Aqoonyahan, Waxgarad, Dhalinyaro, Haween iyo taageerayaal Tiro-badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here