Home Wararka Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi .

Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi .

28
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaa hoggaaminaya weftiga Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here