Home Wararka War Deg Deg Ah :- Alle ha u naxariisto eh waxaa...

War Deg Deg Ah :- Alle ha u naxariisto eh waxaa Saaka Ku geeriyooday Magaalada Dubai Ee Isutaga Imaaradka Carabta Gudomiye Ku Xigeenkii Koobaad ee Xisbiga UCID Profissor Aden jaamac Hoori

20
0

War Deg Deg Ah:- Alle ha u naxariisto eh waxaa Saaka Ku geeriyooday Magaalada Dubai Ee Isutaga Imaaradka Carabta Gudomiye Ku Xigeenkii Koobaad ee Xisbiga UCID Profissor Aden jaamac Hoori

12289591_10201189070086631_9117706898002096393_n
Hargeysa (UCID-Media Group):- Geeriyoodey Alle ha u naxariisto eh waxaa Saaka Ku geeriyooday Magaalada Dubai Ee Isutaga Imaaradka Carabta Gudomiye Ku Xigeenkii Koobaad ee Xisbiga UCID Profissor Aden jaamac Hoori
Isaga oo in Mudo Ahba Ku Xanuusanayey Dubai Kuna Geeriyoodey Mar Dhaweyd Dubai
Waxaanan Allah uga baryayaa in uu Janatul Fardawsa ka Waraabiyo
Samir iyo iimaan saadiqa alle ha inaga Siiyo Qoysaskii, Ehliyadii iyo Qaraabadiiba iyo Shacbiga Reer Somaliland Ee uu marxuumku Ka baxayba
Amiiiiiiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here