Home Wararka Socdaalka Guusha Nabada Iyo Midaynta Somaliland Oo Xisbiga UCID Ka Bilaabay Gobolka...

Socdaalka Guusha Nabada Iyo Midaynta Somaliland Oo Xisbiga UCID Ka Bilaabay Gobolka Togdheer

21
0

Socdaalka Guusha Nabada Iyo Midaynta Somaliland Oo Xisbiga UCID Ka Bilaabay Gobolka Togdheer burco_1254

Burco (UCID-Media Group):- Caawa Caweysinkii Saacadu markay ahayd 7dii Fiidnimo ayaa waftigii uu hogaaminayay GUD xisbiga UCID ENG FAISAL ALI WARAABE soo gaadhay Gobolka Togdheer magaalo madaxdiisa BURCO , isla markiiba Gudoomiyuhu wuxuu Shirar is daba joog ah oo isku xig xigay uu la galay bulshada ku dhaqan Magaalada Burco Ee xarunta gobolka Togdheer.

Shirarkan ayaa ka kala qabsoomay Hutelada kala ah ‪‎BAAR_SIIGO‬ iyo Hutel  CITY_PLAZA‬ oo dhamaantood ku soo dhamaaday jawi aad u qurux badan iyo is afgarasho , iyad oo Bulshada Gobolka Togdheer waftiga u soo dhaweeyeen si diiran oo  dareen iyo wadaniyadi ku dheehantahy ,waxaanay si cad u qeexeen baahida ay u qabaan Xisbiga caddaalada iyo daryeelka UCID oo ay ku tilmaameen ka keliya ee ka saari kara wadanka marxaladan uu ku jiro keeninna kara isbedl dhab ah..

Guul UCID GAADHAY WAA GUUL SOMALILAND GAADHAY.burco_1255hadraawi+faysal

Warkan Oo Faahfaahsan Kala Soco Wararkayaga Dambe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here