Home Xulashada Wararka Xisbiga UCID Sidii Diiranayd Ee Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Loogu...

Sidii Diiranayd Ee Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Hargeysa Iyo Nuxurka Khudbad Oo Dhinacyo xasaasiya Oo Uu Jeediyey

13
0

Hargeysa (UCID-Media Group) “Labadan Sano Ee Muuse Xilka hayey dibaa loo socdey, Shacabka ayaa nabad-galiyada Caafimadka, biyaha, laydhka iyo Wax kasta oo ay Rabaan qabsadey Ee dawlad wax yeeshey Mooyee dawlad wax tartey Ma jiryo, Sidaasey hanjabaad iyo Waxyaalo kale ku darsatey.

Ordoo magaaladii hargeysa Soo Daawada Suuqyadeeda, Addis-ababa-na Soo Eega,

“Meeshan lagu murmi-maayo Cidina cid Amrimayso Ee Ama waa lawada yeelan Ama waa lagu kala tashan”

Faysal Cali-waabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here