Home Wararka Shirweynaha oo maanta furay ayaa waxa lagu doortay shirguddoonka

Shirweynaha oo maanta furay ayaa waxa lagu doortay shirguddoonka

25
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta shirweynihiisii Afaraad ku qabsaday magaalada caasimadda Hargeysa.

Shirweynaha oo maanta furay ayaa waxa lagu doortay shirguddoonka hagi doona shirka, waxaana loo doortay guddoomiyaha shirguddoonkaasi Siciid Cumar Axmed, halka xubno loo doortay Cabdisalaan Sheekh Ibraahin Tubeec iyo Bashiir Xamari.

Shirweynaha ayaa waxa kasoo qayb galay ergooyinka xisbigaasi, siyaasiyiin ka socday xisbiyada qaranka Waddani, Kulmiye iyo marti caalami ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here