Home Wararka Sawirro: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin...

Sawirro: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad lagu shaacinayo 12-murashax oo u taagan doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka Ee Gobolka Awdal.

22
0

Boorama(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad lagu shaacinayo 12-murashax oo u taagan doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka Ee Gobolka Awdal.

Xafladan ayaa ka dhacday Saw Hotel ee Borama.

Dadka ka qeyb-galay Xafladdan ayaa lasoo koobay xaaladda Corona Virus Awgeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here