Home Wararka SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo...

SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa xalay Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta Murashax Saleebaan Nuux Yuusuf oo u taagan doorashada Golaha deegaanka Burco iyo Murashax jaamaal Cali Aadan(jaah) oo u taagan doorashada golaha wakiilada ee Gobolka Togdheer.

17
0

Burco(Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa xalay Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta Murashax Saleebaan Nuux Yuusuf oo u taagan doorashada Golaha deegaanka Burco iyo Murashax jaamaal Cali Aadan(jaah) oo u taagan doorashada golaha wakiilada ee Gobolka Togdheer.

Waxaana xafladaas kasoo qeyb-galay, Madax-dhaqameed, Odayaal, waxgarad iyo Taageerayaal Buux-dhaafiyay hoolka xafladdu ka socoto.
Xafladda ayaa ka dhacday Isha Burco Hotel ee Burco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here