Home Wararka SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo...

SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa maanta Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta Murashax Xuseen Muuse Cabdi Fadal oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Burco Iyo Murashax Guuleed Maxamed Warsame(Ina Shide Gadhle) Oo u taagan doorashada golaha wakiilada ee Gobolka Togdheer.

17
0

Burco (Ucid-Media Group)

Xafladdan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay madax-dhaqameed miisaan leh iyo taageerayaal tiro-badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here