Home Wararka SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin...

SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayay looguna wanqalayay Murashaxiinta kala ah Maxamed Jaamac Koodbuur(shiine) oo u taagan doorashada golaha wakiilada ee Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Xuseen Askar oo u taagan doorashada golaha deegaanka Hargaysa.

19
0

Hargeysa(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayay looguna wanqalayay Murashaxiinta kala ah Maxamed Jaamac Koodbuur(shiine) oo u taagan doorashada golaha wakiilada ee Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Xuseen Askar oo u taagan doorashada golaha deegaanka Hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here