Home Wararka SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo...

SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa caawa Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta Murashax C.risaaq Ibraahim Cabdi Cabdirisaaq Hero Oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Burco iyo Murashax Faysal Yuusuf Jaamac Oo u taagan Doorashada Golaha Wakiilada ee gobolka Togdheer.

16
0

Burco (Ucid-Media Group)

Xafladdan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Hogaanka dhaqanka Deegaanka ay Murashaxiintani kasoo jeedaan, Waxgarad, Dhalinyaro, Haween iyo Taageerayaal Buux dhaafiyay Hoolka wayn ee Hudheelka Daalo Ee Burco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here