Home Wararka SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta magaalada Burco...

SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Caleemo-saar-ka Suldaan Cali Jaamac Galaal oo maanta la caleemo-saaray.

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Caleemo-saar-ka Suldaan Cali Jaamac Galaal oo maanta la caleemo-saaray.

Guddoomiyaha oo khudbad halkaasi ka jeediyay, ayaa sheegay in suldaan-ku ka soo jeedo Qoys talo-qabeen ah oo sumcad ku dhex leh bulshada, waxaanu rabbi uga rajeeyay in uu xilkaas ku asturo.

Caleemo-saar-kan ayaa ahaa mid aan look ala hadhin oo kulmiyay madax-dhaqameed-ka Deegaannada, Somaliland, Dawladda Deegaanka Soomalida Ethopia iyo Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here