Home Wararka REER SOMALILANDOOW 1960-KII BAAD KA CABANAYSEEN EE EE WALLAAHI BILLAAHI IDINKA OO...

REER SOMALILANDOOW 1960-KII BAAD KA CABANAYSEEN EE EE WALLAAHI BILLAAHI IDINKA OO KA XUN AYAY WALLAAHI BILLAAHI HADDII AYDUN MAANTA….” -FEYSAL CALI WARAABE

12
0

“Anigu Waan Waayay Qof reer Somaliland Oo Qof Kale Oo reer Somaliland Ah Wanaag Ka Sheega, Keliya Negative-ka Ayuun bay wax ka sheegaan” – Feysal Cali Waraabe“reer Somaliland Waxaan leeyahay 1960-kii baad ka Cabanayseen Ee Haddii Aynu Maanta Doorashada Tashan weyno, Idinka oo lixdankii Ka Xun ayay Wallaahi Billaahi Inna Qabsan Doontaa Wallaweyn”

 

“Maanta Cid xukumaysa cid kalema jirto oo Wasiirradii Oo Dhami Way Baxeen oo Cimrada ayay wada tageen, Wasiirkii Caafimaadku isaguna shubankii oo Socda ayuu Maraykan Iska Tegey”

Xataa [masuuliyiinta xisbiga] WADDANI waxa Cimrada ka bixisay Soomaaliya oo iyaguna 35 bay ku tageen oo halkaas baa la isugu tagay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here