![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2021/03/FB_IMG_1616652664368-840x560.jpg)
Hargeysa(UCID-Media Group)
Qeybta Kowaad Ee Sawirrada: Xisbiga UCID Ayaa Xalay Soo Bandhigay Buug-cusub Oo La Magac Baxay “Hagaha Murashaxa” Kaas Oo Loogu Talo-galay Murashaxiinta Ka Sharraxan Xisbiga UCID.
Sidoo kale waxaa shahaadooyin la siiyay qaar kamid ah Murashaxiinta Xisbiga UCID.
N.B: La Soco Qeyabaha Hadhay ee Sawirada Ee Gudoonsiinta Shahaadooyinka.