Home Wararka Qareenada U Doodaya Xisbiga UCID Oo Dacwad U Gudbiyey Guddiga Diiwaangalinta Ururada...

Qareenada U Doodaya Xisbiga UCID Oo Dacwad U Gudbiyey Guddiga Diiwaangalinta Ururada Siyaasadda Iyo Masuuliyiinta Guddiga Oo Ka Hadlay Dacwadan Loosoo Gudbiyey

22
0

Qareenada U Doodaya Xisbiga UCID Oo Dacwad U Gudbiyey Guddiga Diiwaangalinta Ururada Siyaasadda Iyo Masuuliyiinta Guddiga Oo Ka Hadlay Dacwadan Loosoo Gudbiyey
Screenshot_20170402-235136
Hargeysa(UCID-Media Group) Qareenada u doodaya xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta guddiga diiwaangalinta ururada Siyaasadda u gudbiyey dacwad ka dhan xildhibaano ku biirey xisbiga KULMIYE,waxaana dacwadan loo soo gudbiyey ka hadlay afhayeenka guddiga diiwaangalinta ururada Siyaasadda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here