Home Wararka Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Ayaa Si Wayn Looga Dareemayaa...

Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Ayaa Si Wayn Looga Dareemayaa Xarunta Gobolka Togdheer

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid
Ayaa Si Wayn Looga Dareemayaa Xarunta Gobolka Togdheer Ee Magaalada Burco Habsami U Socodka Qabanqaabada Kalfadhiga 7aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid

Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Ee
Xisbiga Ucid Mudane Fuaad M Furre Ayaa Ka War Bixiyey Sida Howsha Qabanqaabadu kalfadhiga 7aad Ee Xisbiga Ucid U Socoto…………

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here