Home Wararka Qaar Ka Mid Ah Bulshada Ku Nool Magaalada Boorame Oo Cabasho...

Qaar Ka Mid Ah Bulshada Ku Nool Magaalada Boorame Oo Cabasho La Yimi Xarunta Xisbiga UCID Ee Gobolka Awdal

16
0

Qaar Ka Mid Ah Bulshada Ku Nool Magaalada Boorame Oo Cabasho La Yimi Xarunta Xisbiga UCID Ee Gobolka Awdal

Hargeysa (UCID-Media Group) Dadweynaha Ku Nool Magaalada Boorame Oo Ka Cabanaya Waddo Xumo Iyo
Biyo Dhulka Hoostiisa Ka Soo Burqanaya Oo Cid Wax U Qabata Waayey Oo Dawlada Hoose Dheghaha Ka Fureysatay Ayaa Cabasho La Hortagay Xafiiska Ucid Ee Boorama Oo Fadhiyey Ku Simaha Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ahna Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga UCID Mudane Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here