Home Video Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan

Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan

124
0
Xoghayaha Guud Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen

Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan

Hargeysa(UCID-Media Group) Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta dhexe ee Xisbiga Ucid ee Magaalada Hargeysa ayaa kaga hadlay tacadiyo loo geystay weriyeyaal iyo hadalo ay jeediyeen xubno ka mid ah waftigii Madaxweynaha ee dalka Maraykanka joogay.

“Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan…..

Diinta Islaamka Iyo Sharciga Somaliland Waxay Damaanad Qaadeen Shaqsi Kasta Inay Amnigiisa Ilaaliyaan Waxaana Uga Masuula Kolba Xukuumada Joogta…..” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here