MUUQAAL: Xildhibaan Maxamed Cali Xaaji Axmed oo kamida Mudanayaasha Golaha Deegaanka Berbera, Sidoo kalena Ah Murashax U Taagan Doorashada Soo Socota Ee Golaha Deegaanka Berbera, kana Sharraxan Xisbiga UCID, Ayaa Maanta Kormeeray Goobaha Diinwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Saaxil.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

MUUQAAL: Xildhibaan Maxamed Cali Xaaji Axmed oo kamida Mudanayaasha Golaha Deegaanka Berbera, Sidoo kalena Ah Murashax U Taagan Doorashada Soo Socota Ee Golaha Deegaanka Berbera, kana Sharraxan Xisbiga UCID, Ayaa Maanta Kormeeray Goobaha Diinwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Saaxil.

Murashax Maxamed Cali Ayaa Bulshada Ugu Baaqay in ay Is Diinwaan-galiyaan oo ay qaataan Kaadhka Codaynta.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *