Musharax Cabdisalaan Maxamed Buraale Oo Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Hadhimo-sharafeed U Sameeyay Xubno Ka Mid Ah Musuuliyiinta Xisbiga Ucid

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Musharax Cabdisalaan Maxamed Buraale Oo Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Hadhimo-sharafeed U Sameeyay Xubno Ka Mid Ah Musuuliyiinta Xisbiga Ucid

Musharax Cabdisalaan Maxamed Buraale.
Oo kasharan golaha deegaanka degmada burco, ayaa maanta qado sharaf ugu samyeeyay magaalada Hargeysa qaar kamida masuiyiinta Xisbiga ucid oo uu horkacayo Xoghayaha guud ee xisbiga Ucid’ sidoo kale waxa qadasharaftaa ka soo qaybgalay xoghayayaal heer qaran, Gudoomiyaha garabka haweenka ee heer qaran, gudoomiye gobalka togdheer iyo qaar kamadida masuuliyiinta gobalka m/jeex

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *