Home Wararka Murashax Xildhibaan Maxamed Aw Adan Maxamed Wayrax oo ka sharaxan Xisbiga Mucaaridka...

Murashax Xildhibaan Maxamed Aw Adan Maxamed Wayrax oo ka sharaxan Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid Una Tartamaya mar labaad Golaha Deegaanka ee Caasimada Ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Hargaysa

21
0

Hargeysa(UCID-Media Group) Murashax Xildhibaan Maxamed Aw Adan Maxamed Wayrax oo ka sharaxan Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid Una Tartamaya mar labaad Golaha Deegaanka ee Caasimada Ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Hargaysa,

Waxaana Munaasibadani Ka soo Qayb Galay Siyaasiyiin, Xildhibaano, Cuqaal,Waxgarad, Waayeel, Odoyaal, Haween, Dhalinyaro Iyo Mudan Iyo Martid Sharaf Badan Iyo Masuuliyiin heer qaran Ee Xisbiga Ucid oo kala ahaa Xoghayaha arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka Abdiqani Ibrahim Salaf xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Kayse Guuxaa Iyo Maxamuud Cali Madoobe Saxane Cali .
Dadweynaha, Siyaasiyiinta iyo ka soo qayb galayaasha ayaa dhamaantood Muujiyay Taageerada Luxdan ee ay U ahayaan Murashaxa ,

Iyagoo Masuuliyiintii Iyo Dadweynihii tirada Badanaa Ee ka soo Qayb Galay Munaasibadu Ka Markhaati kacay kartida, Dulqaadka iyo Daacadnimada uu leeyahay Murashaxu Tilmaamayna inuu Markale u qalmo in loo Doorto Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here