Munaasibadii Xalay ee lagu Shaacinayay Murashax Cali Cismaan(Cali-gurey) ee ka dhacday Berbera.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Berbera (UCID-Media Group) Munaasibadii Xalay ee lagu Shaacinayay Murashax Cali Cismaan(Cali-gurey) ee ka dhacday Berbera.

Waxaa munaasibadaas kasoo qeyb-galay, Masuliyiinta sare ee UCID oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Madax-dhaqameed, Dhalinyaro, Waxgarad iyo taageerayaal tiro-badan.

Murashaxan ayaa Deegaankiisu isku raaceen, waxaanu u taaganyahay Doorashada Golaha Wakiilada ee Gobolka Saaxil.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *