Home Wararka Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Xildhibaan...

Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, ayaa maanta Hargaysa kulan kula yeeshay Ergayga gaarka ah ee dalka Norwey u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Marwo: Heidi Johansen.

19
0

Hargeysa( UCID-MediaGroup) Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, ayaa maanta Hargaysa kulan kula yeeshay Ergayga gaarka ah ee dalka Norwey u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Marwo: Heidi Johansen.

kulankaas ayaa xooga lagu saaray, Doorashooyinka, wadahadalada Somaliland iyo Somalia iyo Dhiirgalinta haweenka iyo beelaha laga tirada badanyay ee Siyaasada dalka.

Waxaa kulankan, ku sugnaa, xilldhinaannno, Saraakiill Xisbiga UCID ka tirsan iyo mudan kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here