Home Wararka Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo Galabta kulan la qaatay Wakiilka Dalka Ingiriiska

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo Galabta kulan la qaatay Wakiilka Dalka Ingiriiska

18
0

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo Galabta kulan la qaatay Wakiilka Dalka Ingiriiska

Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid oo uu horkacayo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Galabta kulan la qaatay Wakiilka Dalka Ingiriiska u qaabilsan Wadamada Somaliland iyo Somalia Amb: Ben Fender oo uu wehelinayo madaxa Xafiiska UK ee Somaliland Mud: Stuwart Brown,kulankan ayaa lagaga wada hadalay arimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsanaayeen Arimaha Doorashoonka isa saaran ee Somaliland ku soo fool leh iyo doorka ay dawladaha beesha caalamka ee caawinta dumark iyo beelah laga tirada badan yahay.
Waxaanu safiirku somaliland ku hambalyeeyey sidii quruxda iyo nabadgelyada badnayd ee ay u qabsoontay diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Waxaanay kulankan lagu lafo guray xidhiidhka Somaliland iyo Dalka Ingiriiska iyada oo Xisbiga UCID uga mahadceliyey sida ay mar kasta u garab taaga yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here