Home Wararka Madaxda Iyo Xubnaha Xisbiga Ucid ee Waqooyiga America Gaar Ahaan Alberta Canada...

Madaxda Iyo Xubnaha Xisbiga Ucid ee Waqooyiga America Gaar Ahaan Alberta Canada oo Baaq Nabadeed Udiray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Dararweyne Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-Afweyn

13
0

NORTH AMERICA( XISBIGA UCID):- Madaxda Iyo Xubnaha Xisbiga Ucid ee Waqooyiga America Gaar Ahaan Alberta Canada oo Baaq Nabadeed Udiray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Dararweyne Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-Afweyn

UCID NORTH AMERICA 24/07/2017

Asc.
Dhamaan madaxda iyo xubnaha xisbiga Ucid ee North America gaar ahaan Alberta Canada waxay baaq nabadeed udirayaan beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamay gobolka sanaag gaar ahaan dararweyne oo ka tirsan degmada ceel’afweyn naf go’day lamasoo celiyo laakiin mid nool ayaa loo taliyaa ee dhulka dhiga hubka maskaxduna ha hogaamiso go’aankiina gartana inay tahay kaa dhimay oo kugu dhimay xusuustana shalayto sidii xaal ahaa.

Dhamaan wax garadka reer Somaliland waxaanu ka codsanaynaa inay arintaa colaadaa foosha xun damiyaan, Dowlada Somaliland waxaanu ugu baaqaynaa inay arintaa si dhaba uga hawl gasho. Cadowga Somaliland ee ku farxaya arinkaana aan lasiin fursad.
Ilaahayna halaga baqo.
Ilaahay xaqa haydin garansiiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here