Ma La Hirgalin Karaa Heshiiskii 3 Geesoodka Ahaa ee Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Dood Adag Oo dhe8x Martay Xisbiyada Mucaaridka UCID Iyo Waddani Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Lagaga Hadlay Heshiiskii Dhawaan Ay Ka Gaadheen Khilaafkii Doorashooyinka Ee Muddada Dheer Soo Jiitamayey.

Doodda Oo Ay Isku Wajaheen Saddexda Xisbi Ee UCID, Waddani iyo Kulmiye. Ayaa Xisbiga UCID Waxaa Uga Qayb Galay Xoghayaha Siyaasadda Mudane Maxamed Naasir Maxamuud Dhoore Daawasho Haboon


Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *