Home Wararka Kulan casho sharaf ah oo uu caawa ku maamuusay safiirka Somaliland ee...

Kulan casho sharaf ah oo uu caawa ku maamuusay safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aden.

12
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Imaaraadka Carabta Mudane Bashe Cawil Cali ayaa caawa casho Sharaf ku maamuusay guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe & guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aden.
Kulankaa casho sharafta ahaa Waxa kaloo ka Soo qayb-galay ganacsato reer Somaliland ah oo Uu ka mid yahay Cismaan Cabdi Lugay (Cismaan dheere). Iyo xubno kale oo ka mida ganacsatada Somaliland.

Kulan Khayr qabuu ahaa runtii, safiirkana Waanu ku hambalyaynaynaa kuna bogaadinaynaa casho sharaftaa qiimaha badnayd ee uu ku maamuusay mudantii madaxda qaranka iyo tun weyntii ganacsatada Somaliland.

Allaa Mahad Leh.IMG-20170415-WA0023IMG-20170415-WA0021IMG-20170415-WA0021IMG-20170415-WA0020IMG-20170415-WA0024

IMG-20170415-WA0022IMG-20170415-WA0024

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here