Home Wararka Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa saaka xarunta...

Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa saaka xarunta guud ee Xisbiga UCID kula kulmay danjireyaasha dalalka Somaliland ka taageera dimuqraaddiyadda iyo horumarka.

24
0

Hargeysa(UCID-Media Group)

Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa saaka xarunta guud ee Xisbiga UCID kula kulmay danjireyaasha dalalka Somaliland ka taageera dimuqraaddiyadda iyo horumarka.

Safiirrada ka socda Midawga Yurub, Ingiriiska, Sweden, Norway, Finland, Denmark iyo Germany iyo madaxda Xisbiyada mucaaradka ayaa ka wada hadlayo xaaladda siyaasadda Somaliland, sii xoojinta geeddi-socodka dimuquraaddiyadda Somaliland iyo doorashooyinka qorshaysan in ay Somaliland ka qabsoomaan sanadkan 2022 sidii ay ugu qabsoomi lahaayeen si habsami ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here