Home Wararka Hogaanka sare ee xisbiga UCID Guddoomiyaha, Musharaxa Jagada Madaxweyne ,Guddida fulinta,Golaha dhexe...

Hogaanka sare ee xisbiga UCID Guddoomiyaha, Musharaxa Jagada Madaxweyne ,Guddida fulinta,Golaha dhexe . Masuuliyiinta Xisbigab UCID Ee Dalka Sawedan iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan

23
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

ReF:UCID      52 2015                                                                                                               Date 2015 -12 03

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh

Hogaanka sare ee xisbiga UCID Guddoomiyaha,  Musharaxa Jagada Madaxweyne ,Guddida fulinta,Golaha dhexe . Masuuliyiinta Xisbigab UCID Ee Dalka Sawedan iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyah Garabaka Hawaneenak Ee Magaalada Stockholm Ee Dalka Swedan Khadara Xuseen Kood Buur Iyo Reer Cabdi Ishteeg   iyo  Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Wiilkeedii Curad ( Marxuum Cabdiraxaman Naasir Cabdi Ishteeg ) Marxuumkaas Oo Maanta ku Geeriyoodey Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm. ( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun ) Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII IYO QARAABADII uu marxuumku ka Baxayba  Aamiin Aamiin Aamiin

tacsi-475x341

نا لله وانا اليه راجعون. الله يرحمه.
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الأبيض من الدنس، وأبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله، وأدخله الجنة، وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار اللهم امييييين…
Xoghayaha Xisbiga UCID Sweden
Faisal Cadami

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here