Home Wararka Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID...

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye Ku Xigeenada ,Gudida fulinta,Golaha dhexe, Masuulitiinta Xisbiga UCID Ee Dalka Sweden iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga Iyo UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ilma Wiiwaa.

11
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

                  

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/280/2017                                                                                                                            Date: 05/05/2017

UJEEDDO/                Tacsi Tiiraanyo leh

 

 

 

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye Ku Xigeenada ,Gudida fulinta,Golaha dhexe, Masuulitiinta Xisbiga UCID Ee Dalka Sweden  iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga Iyo UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan

 Dhamaan reer Wiiwaa, Farduus Wiiwaa, Axmed Wiiwaa Iyo Abdirisaaq Wiiwaa oo aan ka taciyadaynaayo geerida hooyadood Faadumo oo ku geeriyootay Canada maanta.

 

Marxuumadda waxa aanu Alle uga baryaynaa inuu Janatul Fardowsa hooy uga dhigo denbigeedana dhaafo samir iyo iimaan taamana inaga siiyo.

Innaa Lillaah Wa Inaa Ilayhu

Aamiin                                                                            Aamiin                                                                   نا لله وانا اليه راجعون. الله يرحمه.
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الأبيض من الدنس، وأبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله، وأدخله الجنة، وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار اللهم امييييين…

Xisbiga UCID Sweden

Dr Ibraahim Cali Kirix (Faacuul)

Mohamed Osmaan  (Timo Wayne)

Jaamac  Calool Geele (Jaamac Dheere)

Faysal Cadami

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here