Home Wararka Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo...

Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Uti Xubnaha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan GUDDOMIYAHA Xisbiga Ucid ENG: Faysal Cali Waraabe

13
0

 

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/037/2017 Date: 30/03/2017

UJEEDDO/ Tacsi Tiiraanyo leh

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Hargeysa (UCID-Media Group )  Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Uti Xubnaha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan GUDDOMIYAHA Xisbiga Ucid ENG: Faysal Cali Waraabe Iyaga oo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid ABTIGII Marxuum AXMED FAARAX JIRE oo Maanta Galinkii Danbe Ku Geeriyooday Dalka Boqortooyadda Sucuudi Arabia .

Marxuunku wuxuu ahaa qof shakhsiyad wanaagsan,bashaasha oo dadkiisa Iyo dalkiisaba jecel

Inaa-Lilaahi-Wa-Inaa-ilayhi-RaajicuuN

Waxaana aanu Allah Uga Baryaynaa Inuu Janatul-Fardawsa Ka Waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiqana ka Siiyo Ehliyadii,Qaraabadii iyo Qoyskii uu Marxuumku ka Baxayba

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
اللهــــم .. يا حنَّان ، يا منَّان ، يا واسع الغفران ، اغفر له و ارحمه ، و عافه و اعف عنه ، و أكرم نزله ، و وسع مدخله ، و اغسله بالماء و الثلج و البرد ، و نقِّه من الذنوب و الخطايا كما ينقَّى الثوب الأبيض
من الدنسFB_IMG_1490899701384

Amiiiiin Amiiiin Amiiiin

Guddida Fulinta Xisbiga UCID

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here