Home Wararka Halkan Ka Dhagayso Wareysi Aad U Xiiso Badan Oo Xogo Badan Iftiiminaya...

Halkan Ka Dhagayso Wareysi Aad U Xiiso Badan Oo Xogo Badan Iftiiminaya Oo Ku Saabsan Heshiis Ay Kala Saxeexddeen Somaliland iyo UAE Oo VOA La Yeelatay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe.

146
0

Halkan Ka Dhagayso Wareysi Aad U Xiiso Badan Oo Xogo Badan Iftiiminaya Oo Ku Saabsan Heshiis Ay Kala Saxeexddeen Somaliland iyo UAE Oo VOA La Yeelatay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe.
F2D3E7DD-51C6-44D8-B834-2BB81B55855C_cx0_cy5_cw0_w408_r1_s
Dubai (UCID-Media Group) Masuuliyiin kasocda Somaliland iyo dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta magaalada Dubai si rasmi ah ugu kala saxeexday heshiis ogolaanaya in magaalada Berbera Saldhig military laga siiyo dawladda Isku taga Imaaraadka Carabta.

Heshiis kan ayaa daba socda go aan ay labada gole ee baarlamaanka Somaliland dhawaan ku ansixiyeen qodobada is afgaradka heshiiskaasi.

Heshiiska lagu gaadhay in magaalda Berbera Saldhig military laga siiyo dawladda imaaraadka ayaa buuq badan dhaliyay,
Sidoo kalena mudaharadyo lagaga soo horjeedo ayaa ka dhacay meelo kala duwan.

Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka ee magalada Dubai kula xidhiidhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo ka mid ahaa masuuliyiinta dhinaca Somaliland ka socda ee saxeexa goob jooga ka ahaa. Waxaay ugu horayn waydiisay waxa uu yahay heshiiska maanta la saxeexay.
hoos ka Dhagayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here