Home Wararka {Halkan Ka Daawo}Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Wadada Ugu Fudud...

{Halkan Ka Daawo}Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Wadada Ugu Fudud Ee Somaliland Ku Heli Karto Aqoonsi Caalami Ah.

16
0

{Halkan Ka Daawo}Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Wadada Ugu Fudud Ee Somaliland Ku Heli Karto Aqoonsi Caalami Ah.2015-12-25 14.21.56

Hargeysa(UCID-Media Group):-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Wadada Ugu Fudud Ee Somaliland Ku Heli Karto Aqoonsi Caalami Ah.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay tubta bulshada Somaliland ku heli karto citiraaf ayaa ku dooday in bulshada Somaliland oo la mideeyaa heli karto citiraaf, balse inta gudaha ay ka jirto kala qaybsanaan aanay suuro gal ahayn in aqoonsi la helo. Wuxuu sheegay in saluugga gobollada bari iyo galbeed door ku leeyihiin citiraaf helista loona baahan yahay in dalka la mideeyo.

Sidoo kalena wuxuu naqdiyay wasiirka ganacsiga Somaliland oo dhawaan sheegay in xakamaynta sixir bararku faraha ka baxday islamarkaana ay dhaaftay heer wasaaraddu xakamayso, waxaanu Faysal sheegay in la xakamayn karo haddii lagu dedaalo, isagoo walaac ka muujiyay sixir bararka jira.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here