Home Wararka {Halkan Ka Daawo} Jawaabta Uu Ka Bixiyey Faysal Cali Waraabe Dhawaaqii Suldaan...

{Halkan Ka Daawo} Jawaabta Uu Ka Bixiyey Faysal Cali Waraabe Dhawaaqii Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Ee Shalay + Video.

16
0

Daawo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Faysal Cali Waraabe Dhawaaqii Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Ee Shalay + Video.
faysal_4512
Hargeysa(UCID-Media Group):– Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii uu maalintii shalay uu isaga iyo xisbigiisa ku ganay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Guddoomiyaha xisbiga UCID oo ka qayb galayey xaflad maanta jaamacadda Hargeysa ardayi kaga qalin jabinaysay, ayaa dhaliil culus ujeediyey salaadiinta dhaqanka Somaliland. Waxaana uu guddoomiyuhu salaadiinta ku eedeeyey sidatan ee daawasho haboon:
jamaacad_hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here