Home Wararka {Halkan Ka Daawo }Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali...

{Halkan Ka Daawo }Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray Ayaa Farta Ku Fiiqay In Wacyigalintii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Loo Badalay Olole Doorasho:-

18
0

{Halkan Ka Daawo }Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray Ayaa Farta Ku Fiiqay In Wacyigalintii Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Loo Badalay Olole Doorasho:-Screenshot_2016-02-16-22-57-07-1

Hargeysa (UCID-Media Group):- Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Guray ayaa farta ku fiiqay in wacyigalintii diiwaangalinta codbixiyayaasha loo badalay olole doorasho, Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye labaduba waxay jabiyeen nidaamkii anshaxa diiwaangalinta kaas oo Komishanka Doorasooyinku Raali ka yahay.

Xisbiga Ucid wuxuu ilaalinayay anshaxa diiwaangalinta balse mar hadii loo badalay olole iyo kaambayn wixii imika ka danbeeya waa u fasax.

Sidoo kale waxa uu xusay in bulshadu tabayso isbadal horena usoo arkeen labada xisbi ee kale oo midna Baarlamaanka 11 sano haysta iyo Kulmiye oo la garanayo oo isna maraya “Waxa Geela Loo Diraa Ninkii Maqasha Dayacay” isku shaandhantii u danbaysay baa inagu filan. Ucid waa la dhadhamin ayay bulshadii noogu jawaabtay.

Si kastba ha ahaatee Mujaaahid Cali Gurey iftiimiyey in Xukuumadu  Tallaabo Kasta Oo Ay  Qaadaba Muuse Biixi Ay Dhabarka Ka Jebinayso Isaguna aanu  Iska Garaneyn”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here