Home Wararka Haddii Xisbiga UCID Xukunka Qabto Laguma Wada Hadli Doono Qadiyada Somaliland Cid...

Haddii Xisbiga UCID Xukunka Qabto Laguma Wada Hadli Doono Qadiyada Somaliland Cid Walba Waanu Aamusiin Doonaaa.

11
0

Haddii Xisbiga UCID Xukunka Qabto Laguma Wada Hadli Doono Qadiyada Somaliland Cid Walba Waanu Aamusiin Doonaaa…………………….

Hargeysa (UCID-Media Group)Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan #Ramaax Oo Digniintii Ugu Adkeyd U Diray Maamulka Taagta Daran Ee Muqdisho

Isaga Oo Warbaahinta La Hadlaya Waxaanu Yidhi ” 1988 Annagga Oo Aan Lacag, Hub Iyo Ciidan Midna Haysan Baanu Dawladii Ugu Awooda Waynayd Gees Afrika Wado Iska Marinaye, Mise Waa Maanta Oo Ay Qorayaan Waraaqo Yar Yar Oo Cabaasho ah.

Somaliland Maanta Calan Ciidan, Hub Iyo Lacagba Way Haystaa Haddii Somaliland Sida U Dagaalanto Sida kuwa Soomaliya U Dagaalamayaan Walaahi Lix Bilood Nugu Qaadan Mayso In Aanu Ku Soo Afjarno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here