Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Markii Labaad U Hoyday Gudaha Magaalada Laascaanood

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Markii Labaad U Hoyday Gudaha Magaalada Laascaanood

20
0

IMG_6762

Gudoomiyaha XIsbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa habeenkii xalay ahaa u hoyday Gudaha Magaalada Laascaanood .

Waxaanay noqonaysaa Markii labaad ee Gudoomiyuhu u hoydo, iyadoo uu safarkii uu hogaaminayay ee la baxay Socdaalkii Nabadda iyo Mideenta Somaliland uu sidan oo kale ugu hoyday Laascaanood .

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waa Markii Shanaad ee uu Safar ku yimaaddo Laascaanood sidoo kalena waa Markii labaad ee uu u hoydo Magaalada Laascaanood, Halka madaxda kale ee Somaliland aanay u hoyan Gudaha Magaalada Laascaanood .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here