Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Fuliyay Ballan-Qaadkii Uu Ka Sameeyay Xafladii Wan-Qalka Degmada...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Fuliyay Ballan-Qaadkii Uu Ka Sameeyay Xafladii Wan-Qalka Degmada Cusub Ee Balli-Mataan, Isla Markaana Lacag Dhan 5000 Dollar Ku Wareejiyay Guddida Horumarinta Degmada Balli-Mataan + Sawiro

21
0

 

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Caawa si rasmi ah ugu wareejiyay Guddida Horumarinta Degmada Balli-Mataan Lacag Dhan 5000, Dollar .

Lacagtan ayaa ahayd tii uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka ballan qaaday Xafladda Wan-qalka Degmada Balli-mataan ee uu kaga qeyb qaadanayay  dhismaha Degmadan .

Guddida ayaa uga mahad-naqday Gudoomiye Faysal Cali Waraabe sida uu u fuliyay Ballan-qaadkii uu ka sameeyay Xafladii Wan-qalka .

 

IMG_7375 IMG_7376 IMG_7378 IMG_7379 IMG_7380 IMG_7382 IMG_7386 IMG_7390 IMG_7391 IMG_7392 IMG_7393 IMG_7396

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here