Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Salaadii Ciidul Adxa...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Salaadii Ciidul Adxa Kula Tukaday Shacabka Hargaysa Garoonka Masallaha + Sawiro

13
0

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Salaadii Ciida Shacabka Magaalada Hargaysa Kul Tukaday Garoonka Masallaha .

Waxaana Gudoomiyuhu  alle uga baryay bulshada Reer Somaliland in Sannadka Sannadkiisa ilaahay idinku gaadhsiiyo Nabad-qab iyo Baraare .

 

img_8158 img_8159 img_8165 img_8167 img_8169 img_8170 img_8181 img_8183 img_8184 img_8185 img_8186

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here