Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo U Diray Antonio...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo U Diray Antonio Guterres Oo Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay . Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Bogaadiyay Antonio Manuel De Oliveira Guterres oo loo doortay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay . Gudoomiyaha ayaa Sheegay in Antonio Guterres ay ahaayeen Saaxibo, isla markaana ay ka wada tirsanaayeen Xisbiyada Socialist-ga . Sannadkii 2013-ka ayay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Xoghayaha Guud Ee Cusub Ee Qaramada Midoobay ku kulmeen Dalka Portugal oo wakhtigaasi lagu qabtay Shirka Ururka ay ku bahoobeen Xisbiyada Socialist-ga . Antonio Guterres wuxuu noqday Madaxweynaha Xisabiyada Socialist-ga oo uu Xisbiga UCID-na Xubin ka yahay . Gudoomiyaha ayaa ku sifeeyay Masuulkan nin karti iyo dadaal badan, isagoo u rajeeyay in uu si fiican u gudan doono hawlaha shaqo ee hor yaalla . Geesta kale Waxa uu Gudoomiyuhu rajjo wanaagsan ka muujiyay in uu kor u kac ku iman doono xidhiidhka Somaliland iyo UN-ka .

13
0

hambalyo

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Bogaadiyay Antonio Manuel De Oliveira Guterres oo loo doortay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay .

Gudoomiyaha ayaa  Sheegay in Antonio Guterres ay ahaayeen Saaxibo, isla markaana ay ka wada tirsanaayeen Xisbiyada Socialist-ga .

Sannadkii 2013-ka ayay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Xoghayaha Guud Ee Cusub Ee Qaramada Midoobay ku kulmeen Dalka Portugal oo wakhtigaasi lagu qabtay Shirka Ururka ay ku bahoobeen Xisbiyada Socialist-ga .

Antonio Guterres wuxuu noqday Madaxweynaha Xisabiyada Socialist-ga oo uu Xisbiga UCID-na Xubin ka yahay .

Gudoomiyaha ayaa ku sifeeyay Masuulkan nin karti iyo dadaal badan, isagoo u rajeeyay in uu si fiican u gudan doono hawlaha shaqo ee hor yaalla .

Geesta kale Waxa uu Gudoomiyuhu rajjo wanaagsan ka muujiyay in uu kor u kac ku iman doono xidhiidhka Somaliland iyo UN-ka .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here