Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Waftigii uu hogaaminayay, ayaa...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Waftigii uu hogaaminayay, ayaa kormeer ku soo sameeyay Goobaha ay dib uga furantay Diinwaangalinta Cod-bixiyayaashu ee Degmada Ceel-af-wayn Iyo Deegaannada hoos taga

10
0

Ceelafweyn (UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Waftigii uu hogaaminayay, ayaa kormeer ku soo sameeyay Goobaha ay dib uga furantay Diinwaangalinta Cod-bixiyayaashu ee Degmada Ceel-af-wayn Iyo Deegaannada hoos taga.

Waxaana Gudoomiyaha iyo masuuliyiintii wehelinaysayba ay Bulshada ku dhaqan Deegaandaas ku baraarujinayeen qaadashada kaadhka Cod-bixinta oo muhiim u ah mustaqbalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here