Home Wararka Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Maanta Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Madax-Dhaqameedka...

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Maanta Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Madax-Dhaqameedka Iyo Odayaasha Deegannada Buuhoodle Iyo Widhwidh .

13
0

 

Gudoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Odayaasha deegaanada Buuhoodle iyo widhidhi kuwaas oo isugu jiray Cuqaal iyo odayaal .

Gudoomiyaha iyo odayaashan ayaa Waxay ka wada hadleen Nabada, dib u heshisiinta iyo waddahadalada khaatumo .

Odayaasha ayaa dhankooda ballan-qaaday in ay si wayn uga qeyb qaadanayaa, taageerayaanna Nabad waarta sidii looga dhalin lahaa Gobolada Bari Ee Somaliland, Iyagoo Gudoomiye Faysal-na ku amaanay sida uu danta guud iyo nabada uga  shaqaynayo .

 

qado1 qado2 qado3 qado4 qado5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here