Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Farxadda La Qeyb-Saday Arday Tiradoodu Kor U Dhaafayso 700 Oo Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Camuud Ee Borama .
Murashaxa madaxweyne ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay xafladda qalin jabinta Jaamacadda camuud Ee Borama .
Xafladdan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana ay buux-dhaafiyeen madax-badan oo ka kala socday, xukuumadda, axsaabta ayaa ka dhacday Hoolka Jaamcadaasi .
Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa jeediyay khudbad ruxday quluubta ardayda, waxaanu bogaadiyay ardayda ka qalin-jabisay jaamacadda oo tiradoodu dhantahy 700 Arday .
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0011.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0023-1.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0027-1.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0029-1.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0049-2.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0053.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0056-1.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0063.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0091-2.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0108.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0109.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0115-1.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0118.jpg)
![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2017/09/DSC_0122-1.jpg)